Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Muqdisho iyo Masuul ka hadlay

Waxaa goor dhow ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Xildhibaan Abuukar Macalin Rashiid oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle. Afhayeenka Maamulka Hirshabeelle Daauud Xaaji Cirro ayaa warbaahinta u xaqiijiyey geerida xildhibaan Abuukar Macalin Rashiid isagoo tacsi u diray qoyska iyo ehelada uu ka baxay. “Anigoo ah Afhayeenka Dowlada Hirshabeelle Daud Xaaji Cirro oo ku hadlaya Magaca … Continue reading Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Muqdisho iyo Masuul ka hadlay